YEEY KALA YIHIIN?

Waddanka Boqortooyada Ingiriiska markaad timaado kadib waxaad la kulmi doontaa dad waa weeyn/qaan gaar ah oo kala duwan oo badan, laakiin dhammaantood maxeey kala yihiin?

Tani waa hage kugu caawin doono in aad fahamto shaqooyinka kala duwan oo ay qabtaan iyo sida ay kuu caawin karaan.

Warqaddan xaqiiqda ku saleeysan waxaa loogu talagalay caruurta soo gala Boqortooyada Ingiriiska ee magangalyo doonka ah/iska dhiibayo kaligood.